|
Jimco19-June-2009: Wararka Maanta |
|
Qaraxii
ka dhacay Baladweyne oo qasaare badan gaystay iyo
masuuliyiin cambaaraysay dilkii wasiirka Amniga Qaranka ......Halkaan
taabo
Haddal
loo wada-dhanyahay
oo laga soo saaray dilka Wasiirka Amniga Soomaaliyeed
......Halkaan
taabo
Dowladda
Kenya ciidan gaysay xadka ay la wadaagto gobolka Gedo ee
Soomaaliya
......Halkaan
taabo
Xog
Cusub oo Ka Soo Baxday Wiilal Laga Waayay Minnesota
......Halkaan
taabo |
|
Khamiis 18-June-2009: Wararka Maanta |
|
Ra’isul-wasaaraha
dowladda KMG Soomaaliya ayaa booqday dhaawaca askar ka
tirsan ciidamada dowladda KMG oo lagu dabiibayo qaar ka mid ah
cusbitaalada magaalada Nayroobi Ku dhawaad 30 ruux oo isugu jira
saraakiil ....Halkaan
taabo
Xildhibaan
Cawada Axmed Cashara oo ku eedeeyey ciidamada NATO ee ku sugan
Xeebaha Soomaaliya inay waqtiga u kordhisteen sidii ay uga
faaidaysan lahaayeen khayraada Badda Soomaaliya ......Halkaan
taabo
Dagaal
xoogan oo ka dhacay degmada
Hodan ee magaalada Muqdisho
......Halkaan
taabo |
|
Arbaco 17-June-2009: Wararka Maanta |
|
Taliyihii
Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Col. Cali Saciid Sheekh
Xasan ayaa saakay ku geeriyooday dagaal ka dhacay xaafado ka
tirsan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ....Halkaan
taabo
Dowlada
KMG oo Qiratay in Ciidamo john Ethiopian ah ay Joogaan Somalia ......Halkaan
taabo
Dagaal
xoogan oo ka dhacay degmada
Hodan ee magaalada Muqdisho
......Halkaan
taabo |
|
“CIDNA LAMA GAALEYN KARO”
BAYAAN KU WAJAHAN SOOMAALIYA |
|

Dhibaatada Soomaaliya ka jirta oo weliba ku saleysan
arrimaha diinta waxay damqiyeen muslimiin badan oo caalamka
islaamka ku nool. Qaar ka mid ah culimada caalamka Islaamka ayaa
toddobaadkan bayaan ka soo saaray arrimaha ku aaddan kooxaha
....Halkan taabo |
|
Israa'iil oo lagu eedeeyay inay taakulayso burcad-badeedda iyo
Liibiya oo soo jeedisay qaab lagu xaliyo |
|
Hoggaamiyaha Liibiya Mucammar Alqaddaafi ayaa soo jeediyay qaab
lagu xalliyo burcad-badeednimada Soomaalida, sida ay ku
wakaaladda Wararka Talyaaniga ee APCom. Isagoo ka hadlayay
qorshaha qabyada ah, wuxuu yiri “waxaa muhiim ah in la ixtiraamo
aagga dhaqaale ee Somaaliya, si arrintan loo sameeyana
.....Halkan taabo
|
|
ITOOBIYA DIB MA U SOO LAABATAY!? |
|
Tan
iyo bilowgii bishaan June ayaa waxaa soo laablaabanay
warar is burinaya oo ku saabsan dib u soo laabashada
ciidamada Itoobiya ee gudaha Soomaaliya. Warar si toos
ah looga soo xigtay dad Soomaaliyeed bishaan
horaanteedii
...Halkan
taabo
|
|
Maxaa ka
jira in raashinka WFP lagu iibiyo suuqyada Muqdisho? |
|
Waxaa
aad u sii kordhaya barakacayaasha magaalada Muqdisho ee
ku dandarreysan duleedada iyo gobollada ku dhowdhow
caasimadda, kuwaasoo u baahan mucaawino degdeg oo u
badan dhinaca raashinka
.......Halkan
taabo
|
|
“Al-Qaacida waxay doonaysaa inay gabaad ka dhigato
Soomaaliya" Madaxweyne Shariif |
|
Culumaa’udiinka gobolka Waqooyi Bari ee Soomaaliya (Puntland)
ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Garowe waxay uga
hadleen arrimo dhowr ah, iyaga oo soo saaray baaq ay
kaga dalabanayaan kooxaha dagaallamaya inay joojiyaan
dagaallada ka socda qaybo ka mid ah ......Halkan
taabo
|
|
16-ka June Maalinta Caruurta Afrika |
|
Sannad kasta maalinta 16 June waxaa loo aqoonsaday
maalinta carruurta Afrika, taas oo ay asteeyeen Ururkii
midowga Afrika, taasoo lagu xasuusanayay ardaydii reer
Koonfur Afrika oo iyagoo u doodaya .....Halkan
taabo
|
|
NEXT |
 |
 |